Mid kamid ah Suuqyada Muqdisho oo maanta xiran (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xiran ganacsigii ka jiray Suuqa lagu magacaabo Suuq Boocle ee kuyaala degmada Dharkeenley, kadib markii ganacsatada Suuqaasi lagu amray in ay bixiyaan lacago badan . Ganacsatada Suuqa ayaa sheegay in maamulka Degmada ku amray in ganacsatada bixiyaan lacago badan ay sheegeen in lagu dhisayo Laami dhax mara degmada Dharkeenley, waxa ayna ganacsatada sheegeen … Continue reading Mid kamid ah Suuqyada Muqdisho oo maanta xiran (Daawo Sawirada)